Madasha La Saaxiib Quraanka

Madasha waxaa loo aasaasay dhiiragalinta akhrinta, barashada iyo xifdinta kalaamka Allaah lafdi iyo tafsiirba. Madashu waxay si joogta ah xasuusin iyo dhiiragalin ugu samaysaa dadka ka diiwaan gashan si ay u xaqiijiyaan hadafkooda akhrinta ama barashada Qur’aan ka iyo tafsiirka. Qofka kusoo biiraya madashaan wuxuu si buuxda u aqbalay inuu u hugaansamayo u jeedooyinka madasha iyo xeerka khatmada uu iska diiwaan galiyay.

7
Aqriska Maanta 14%
23
Maalinta
Arbaco
Asbuuca

Raatibada Khatmooyinka Maanta

Xubnihii Ugu Fiicnaa Asbuuca

Kaalinta Magaca Khadmada Joogtaynta
1 Cabdinuur Maxamud Cabdi 3-Juz
7/7
2 Mohamed Mahad Salad 2-Juz
7/7
3 Mohamed Dahir Harun 1-Juz
7/7
4 Abdihamiid daahir dhenged 1-Juz
7/7
5 Mohamed Hassan Ibrahim 1-Juz
7/7
6 Omar ali osoble 1-Juz
7/7
7 Maxamed xaashi siyaad 1-Juz
6/7
8 Abdulkadir Moalim Mohamud Suba
6/7
9 Daauud Abdirahman Adan 2-Juz
6/7
10 Cabdi Cali Axmad 1-Juz
6/7
11 Abshiro Osman Yusuf 1-Juz
6/7
12 Anas Mohamud Mohamed 1-Juz
6/7
13 Abdinasir Mohamed Abdirahman (DharbaHo) 1-Juz
6/7
14 Ali mohamed jafe 1-Juz
5/7
15 Aasiyo Ali Mohamed 1-Juz
5/7
16 Anab Abdi Hassan 1-Juz
5/7
17 Liban Abshir Warsame 1-Juz
4/7
18 Bashir Said Hassan 2-Juz
4/7
19 Abdirashid Mohamed Diirshe 1-Juz
4/7
20 Fadumo Said Hassan 2-Juz
4/7